Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya Su'aalaha 3 years ago Su’aasha: Waxaan ku riyoodey quf ka cararaya laba dibi mid uu yaryahay midna uu weyn yhy asigoo la bursanaayo ayaan waxaan is dhahay ka reeb kadib aniga ayey isoo bursadeen anigane waan ka ordey Riyada dibi qof bursanayay kadib adiga kusoo bursanaya Jawaabta: Riyada waa digniin waxaa jira dad badan saaxiibo kula ah laakin xumaan kula rabo, waa inaad ka fogaataa dadka xunxun, riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro inay kusoo gaari doonto waxaana laga yaabaa dadkaas inay kaaga timaado riyada dibiga ku racdaysanayo waa riyo cadow tilmaamaysa.