Site icon Daruur درور

Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Su’aasha

Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku  riyooto adoo abahaaga dhintay

Riyada dhimashada aabaha maxay tahay
Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Jawaabta

Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo,
haddii aad ku riyooto abahaaga oo  dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu garab istaagaya qaraabadaada sida qofka agoonka loo garab istaago. geerida aabaha marka lagu riyoodo macnaheeda ma aha inuu isaga dhimanayo markaad aragto.
haddii aad aragto isagoo xanuunsan oo dhintay, waxay tilmaamysaa inaad adiga xanuunsan doonto, ama xaaladdaada  inay is baddali doonto duruuf ay ku qabsan doonto.

Exit mobile version