Riyada dhimashada aabaha maxay tahay Dream of a father's death Riyooyinka - Dreams By Daruur On Feb 18, 2019 1,831 0 Su’aasha Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku riyooto adoo abahaaga dhintay Riyada dhimashada aabaha maxay tahay Jawaabta Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo, haddii aad ku riyooto abahaaga oo dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu garab istaagaya qaraabadaada sida qofka agoonka loo garab istaago. geerida aabaha marka lagu riyoodo macnaheeda ma aha inuu isaga dhimanayo markaad aragto. haddii aad aragto isagoo xanuunsan oo dhintay, waxay tilmaamysaa inaad adiga xanuunsan doonto, ama xaaladdaada inay is baddali doonto duruuf ay ku qabsan doonto. Riyada AabbahaRiyada Geerida Aabbaha 0 1,831 Share