Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso
Riyada:
Asc shiiq wa ku salamay waxa ku riyoooday islaaan daris nahay oo isiineyso fanaanadaha dhaxanta la gashto
ane dhaha wa raba oo salaada subax ku tukan heyna mrka soo aada, Wana fanaaanad qurxoon oo jcleysty mxay noqon krta isoo fasir?

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa naag fiican inaad guursan doonto oo dabeecad wanaagsan leh
Naagtaas waa naagta mustaqbalka oo kaa ilaalin doonto wixii xun oo dhanka dumarka ku saabsan
Waxaana sabab u noqon doonto naag kale oo qaraabada ama deriska ah
The dream describes a good woman you will marry who has a good attitude
That woman is the woman of the future who will protect you from evil about women
It will be due to another woman’s relatives or neighbors