Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo
Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo
Riyada:
Riyada 1aad waxaa ku riyooday anigo qiyamaha taagan laygu dhahaayo janada gala malagu xisaabinaye kadibna janada dhaxdeeda koob caane ah ku cabaayo
riyada 2aad waxaa ku riyooday aniga iyo 2ilmo dhalay dharka u dhaqaayo welina ma guursan

Fasirka:
Riyada koowaad iyo riyada labaad xiriir ayaa ka dhexeeyo
Riyada dharka aad dhaqayso waa dhambidhaaf, waxaa lagaa nadiifinayaa dambiga aad gashay
Riyada janada aad galayso waa khayr Ilaahay ku waafajin doono noloshaada aduunyada
Waa cibaado iyo khayr aad samayn doonto
Halkan ka daawo riyada dhaqida dharka
There is a relationship between the first dream and the second dream
The dream of washing your clothes is a forgiveness, you will be cleansed of the sin you have committed
The dream of Paradise you enter is good that Allah will make your life in this world better
It is worship and good that you will do