Site icon Daruur درور

Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigo dhaqaayo surwal cad oon xirnaa

Riyada Dhaqida surwaal cad
Riyada Dhaqida surwaal cad

Fasirka:

Waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa in xaalkaaga uu wanaagsanaan doono oo aad ka gudbi doonto waxyaalaha niyadda kaa dilaya ama aad ku mashquulsan tahay oo walwalka kugu hayo, riyada waxaa kaloo ay wadataa naag fiican inaad guursan doonto oo nadiif ah xagga akhlaaqda iyo dhaqanka.

 

Xaaskaygu way riyootaa week kasta Mar waxay ku riyootaa wax iskumid ah

It is a very good dream it indicates that your situation will be good and you will overcome the things that kill your mood or you are busy and worried about, the dream also has a good woman that you will marry who is clean in moral and cultural terms.


حلم جيد جدا فهو يدل على أن وضعك سيكون جيدا وأنك ستتغلب على الأشياء التي تضايقك أو تقلقك

كما أن الحلم به امراة طيبة ستتزوجها وهي طاهرة من حيث الاخلاق و سلوك.

حلم غسيل الملابس للعزباء تدل على بشارتها باقتراب موعد الزواج لها،

أما رؤية غسل الملابس وهي بالفعل تكون نظيفة في الحلم فيشير إلى أنها متعلقة بأمر معين،

رؤية غسل الملابس فهي تشير إلى زوال الهموم والأحزان للرائي. تُعبر رؤية غسل الملابس وجعلها تبدو في هيئة أنيقة وجميلة،

غسيل الملابس في المنام المرأة يدل على رغبة الشخص من التخلص من مشاكل في حياته, وربما تكون دليلًا على ارتكاب ذنب معين

Exit mobile version