Riyada dhalmada safarka oo sahlan
Su’aasha:
Asc bahada daruur waxaan ku riyoodaya ani iyo ninkayaga oo ku safrayna dhul dooga ah
Waxaana laha uur lkn wadada intàn ku jiray waxaa iqabatay fool si dhib yar ayaan u dhalay wiil markiiba naas kaan siiyay waana nuugayaya
Dadki ila jaoogay iyo ani aad baan u faraxnay waxay dadku igu lahaayeen ilahay ayaa kuu dhib yareeyaya ana waxan laha xitaa urkiisii cunugu aad buu uugu fududaa oo culays kuma arag waxan hortayada soo fariisatay hadana gabar aan aqaano oo iyadauna unug ahaysata waan sheekaysanaynay waxaana ku toosay aqim ka salaada subax wll ii fasira khayr Allah ha idin siiyee.
