Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Riyada:

Asc sheekh waxaan ku riyooday meel lagu cabo shaaha oo meherad qoryo ka samaysana aabahay iyo niman la socda oo maraya iga aad moodayso inay wax ka dhuumanayaan oo is gaabinaya markaa ayaan niri aniga iyo gabar aan aqaan kaalay soo eegnee waxa ka khaldan meherada ee ku jira oo laga baqayo kadib markaan galnay waxaan ka soo baxnay anaga oon hadli karin markii dadkii na arkeen ay nafahmi waayeen ayaan soo qaadanay qalin iyo buug markaas ayaan caadi u hadalnay oo hadalkii ii furmay

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo
Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo inay jiraan aadan caddeyn karin oo aad qarinayso

Waxaa laga yaabaa inaad wawal dareento arrimahaas awgood

Waxaa dhici karto inay la xiriiraan sir familka ku saabsan

Riyada hadalka halkan ka daawo

 

Dreaming describes things that you cannot prove and hide

You may feel anxious because of these issues.

They may be related to family secrets

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More