Riyada daqarka maxay noqon kartaa oo walaashey qof daqrayso
Su’aasha:
Asc
Riyada waxee kabilabane aniga io walaashee iga ween oo isla socono dhanka awoowe ayaa usoconay wadada dhexdeeda wiil yar ayaa dhagax kutuuraya walaasheda waliba dhagax ween kistoo oo daqar geesan kara kasoco ayaan dhaha oo waan kacelinaa hadana markale ayuu dhagax kusoo tuura kadib wee xanaaqe oo dhagaxii ayee kucelinee oo sajuuda ayaa kadaqrameeso wiilkii yaraa isla dhagaxii oo sajuuda ugu dhufatay sida moolo ookale ayuu ugusolabana oo walasheda ayuu hadana madaxa kaga dhacaa lkn madaqrameeso kadib wiilkii daqrmay hooyadisa ayaa buuq kicineso oo anigoo dhexdhexaadinayo ayee riyada dhamaane.
