Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Riyada:

Asc shikh waxan rabaa riyadan inaad iifasirto xly wxn kuriyoody anigoo dahabkayga la iga xadaayo gabar caan ah aan aqaano baana iga xadday kadibna wan kadhigtay dahabkii lkn way igayara jajabisy qaybna waan wayay bal iisojawab

Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso
Riyada dahabka gabar caan ah iga xadayso

Fasirka:

Waxaa dhib aad kala kulmaysaa qof caan ah oo lagu kalsoon yahay.

Qofkaas wuxuu kuu geysanayaa khasaaro culus xagga lacagta ama sumacadda ku saabsan.

Riyada waxay nqon kartaa digniin, waxaa lagaa rabaa inaad iaska ilaaliso dadka xun

Halkan ka daawo riyada dhegadhegaha 

 

You will have trouble with a famous and trusted person.

That person will cause you serious losses in terms of money or reputation.

The dream can be a warning, you need to protect yourself from bad people.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More