Site icon Daruur درور

Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Su’aasha:

waxaan ku riyooday aniga oo dahab helay oo baca ku ritay kadib markaan socday wuu iga lumay kadib waxaan helay hal xaboo cagaaran ama doog isbiraad ah
Kadib waxaan ku riyooday waa isku mar uun anaga oo ukun intaan jabiyay haad cun tid is leh ayaan waxaa iga ga Soo baxay ukunta guda heeda luki ama digaagad madoow.

Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo
Riyada dahab lumay iyo ukun digaag madow kasoo baxayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilaamaysaa in qof xaasidnimo kugu samayn doono laakin aad ka badbaadi doonto sidoo kale dad cadow kugu ah inaad ka fakan doonto dhibka ay kula rabaan inuusan kusoo gaari doonin, sidoo kale arsaaq ayaad ka heli doontaa meel aadan filanaynin, khayr ayaa kaaga imaan doono.

Exit mobile version