Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho
Su’aasha:
Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi riyada iifasir
