Site icon Daruur درور

Riyada dad badan lala dabaalanayo

Su’aasha:

Riyo dabasha dad badan lala dabalanayo biyo badan.

Riyada dad badan lala dabaalanayo
Riyada dad badan lala dabaalanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dad aad dhex gali doonto oo aad wax la wadaagayso shaqo ama ganacsi ama wax kale oo aad wax ka faa’idayso, guud ahaan riyada waa riyo fiican.

Exit mobile version