Site icon Daruur درور

Riyada dabaaldag aroos

Su’aasha:

Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigo mid an Sxbo nahay la jiro waxan wada Jognay Mel Dabaq ah waxan taagneey Daaqada waxaan arkay gawaari badan iyo dad xita lugaynayo oo u dabaal Dagaayo Aroos aniga iyo Sxbkeyna waxan Ka hadlaynay dadka waxan Ku iri waa Ethiopian dadkan.

Riyada dabaaldag aroos
Riyada dabaaldag aroos

Jawaabta:

Riyada waa isbadal iyo farxad xagga nolosha waa khayr waxaan filayaa inaan soo faahfaahiyay fasirkeeda marka aan fasirayay riyooyinka Donald trump ku jiray.

Exit mobile version