Riyada cunitaanka liin dhanaanta waa maxay

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya Liin dhanaan Qalaal ah wayna macaneed marka maxaa lagu fasira Liin dhanaan qalaal ah.

Riyada cunitaanka liin dhanaanta waa maxay
Riyada cunitaanka liin dhanaanta waa maxay

Jawaabta:

Riyada cunidda liin dhanaanta waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto dhibaatooyin oo kuu keenaya galbigaaga wanaaggiisa waxaa laga yaabaa dad inay ku siraan oo si dhib aad wax ku hesho wuxuu yahayba.
Liinta dhanaanta cunitaankeeda wuxuu tilmaamaa arsaaq ciriiri ah ama lacag yari iyo nolol aan raaxo lahayn.
Waxaa laga yaabaa inay digniin kuu tahay wax inaad samayn rabto oo shallay kuu keeni doono.

Halkan ayaad ka heli kartaa faahfaahin dheeraad

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More