Waxan rabaa inad ii fasirtaan riyada uu arko qofka marka uu hurada ku laabto gaar ahaan salaad subax kadib, culays xabadka kaa fuulaya sida qof ku ceejinaya oo kale wadnahana aad baay kuu garaacmayaan riyada taas maxaa la dhihi karaa qofka wuxuu soo toosaa asoo dhidid ka socda.