Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo
Su’aasha:
Asc wll waxaan hayaa labo riyo, waxaan fadhiyay meel dad badan ayaan ahayn kuwo caan ah iyo ku faqiiriin ah kuwa taajiriin dhinac walba oo bulshada ah kadib waxaa dhinacayga fadhiyay qof timo waa wayn leh oo Aan aqoonin ka dib ciyaar yahanka lagu magacaabo Ronaldo agteena yimid kuleetiya suutkana wuu ka qaldanaa ka dib waxaan dhahay cristiano suitka toosiso wuu toosistay ka dib ani iyo kii ila fadhiyay waa Ku qosolnay intuu xanaaqay ayuu darbiga dharbaaxsho Ku dhuftay darbigana wuu iga fogaa mid sidoo kle timo waa wayn lkn aanan aqoon ayaa soo istaagay meeshii uu Ronaldo dharbaaxshada Ku dhuftay ayuu shumiyay anigii awal waa qoslaayay hal mar Ayaan is badalay xanaaq intaa aaday ayaan ku dhahay ilaahii ku abuurtay miyaad ku caasisay waana dilay waliba anigoo iska ilaalinaayo inuu I qabto oo ka cabsanaayo sababtoo ah wuu iga waynaa ka dib wuxuu yimid xaafadayda anigana waxaan ka cabsaday inuu waalid kayga igu diro hab been ah intaa siiyay ayaan sasabay
