Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah
Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah
Riyada:
Waxan ku riyoodey anigoo cadeysanayo caday cadiya ilkahanae cadan nadif I noqinayo
![Riyada cadayga iyo ilkaha nadiifka ah](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-cadayga-iyo-ilkaha-nadiifka-ah-357x210.jpg)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo arrin aad u fiican inaad heli doonto, waliba dadka kuu dhow ayaad ka helaysaa
Waxaad noqon doontaa qof aad looga dambeeyo oo la qiimeeyo waa riyo fiican.
Halkan ka daawo riyada cadayga
The dream indicates happiness and a very good thing that you will have, you will also find people close to you
You’re going to be a very behind-and-appreciated person is a nice dream.