Site icon Daruur درور

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Su’aasha:

Waxanku riyooday anigoo soo gaday caagad caana geel oo dhay ah waxan ku faraxsana Inan qayb uga shubo gabadh ila joogtay oo an garanayay lkn markaan uga shubay wa is bedeleen wasakh ayay noqdeen iyadana igadaa caanahan ayay i dhahday si cadholeh.

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo
Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Jawaabta:

Caanaga geela waxay tilmaamaan wanaag  iyo kalsooni laakin riyada waxaa ku jira caanaha inay wasakh noqonayaan taas waxay tilmaamysaa in noloshaada xagga kalsoonida ciriiri iyo dhib soo galaya, marka riyada waxay tilmaamysaa xalaad aan xasilnayn waana diginiin. sidoo kale gabadha waxay noqon kartaa qof xiriir idin ka dhexayn doono laakin dacaad kuuma noqonayso.

 

YouTube video player

Exit mobile version