Site icon Daruur درور

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada:

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayo , haday gabar ku riyooto iyadoo ceeno geel suuqa kasoo iibsatay oo ay dhulka ugu daateen

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan
Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro daran, gabadha wax muddo badan ay samaynaysay ayaa ka burburayo.

Waxaa laga yaabaa inay yihiin arrimo la xiriiro shaqo ama waxyaalo kale laga dakhli laga heli karo

 

Riyada caanaha halkan ka daawo

 

The dream describes a severe loss, the girl’s long-term doing something is breaking down.

They may be employment-related matters or other income-related factors.

Exit mobile version