Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo
Riyada buur baraf ah oo lagu cayaarayo
Riyada:
Asalmu calaykum shiikh waxa ku riyoday anoo guriga hoyaday aadey oo gurigii meel udhow noqoty buur baraf ah oo ku ciyarayo aniga iyo kuwo walalahyga

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad aad dareemi doonto, waxaad ka bixi doontaa walwal hadduu ku haystay.
Waxaad dareemi doontaa qabow iyo kalsooni
Waa riyo fiican.
The dream indicates a joy you will feel, you will leave anxious if he had it.
You will feel cold and confidence
It’s a good dream.