Riyada buur adhi iyo jinacaan
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
waxan ku riyooday aniga iyo gabadh buur dusheeda adhi la joogna meel wada dooga oo aanu jinacaan daawanayno anagoo qoslayna ayaanu dulfadhiisanay meel ay jinaani ka buuxaan oo aanu eegaynay
Allah mahadle
