Site icon Daruur درور

Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Su’aasha:

scw qofkii riyo ku arko asoo boorso weyn wato boorsada waxa ku jiro ma oga riyada boorsada maxay noqon kartaa.

Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa
Riyada boorsada weyn maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Boorsada waxay tilmaamaysaa marka riyo lagu arko safar waxaa kaloo ay tilmaamaysaa mustaqbalka waxa uu kuu xambaarsan yahay, illeen boorsada waxaa lagu keenaa alaab qofka hadiyad ahaan loogu dhigayo ama alaab kale oo nolosha la xiriirta,  boorsada waxaa kaloo lagu fasiraa naag, waxaa dhici karta inaad guursan doonto gabar ama haweeney.

Exit mobile version