Riyada bookhashada gabar adeer dhalay iyo taabashadeeda

Su’aasha:

asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo booqday gabadh aan ilmader nahay iyo caruurteeda oo aad iigu qaaliya is ku magaalo daganahay gabadhasi walashay ah gurigeeda ayaan ku booqday waxay taagnayd qolka fadhiga waxaan sameeyay arin laga xishoodo waxan ka fayday marada waxaanan tataabtay jidhkeeda waanan dhunkatay
kabacdi waxaan soo martay daarada gabadh ay dhashay kabacdi halkaasi ayaan ayay iga salaantay iyadoo qoslaysa markii danbana gabadh yaroo ay dhashayoo hadana taasi qoslay aad uga yaroo 9 Sano Jirta ayaa dhabarkayga ku ciyaaraysay anoo foorara iyadoo qoslaysa ayay kor igaga soo boodaysay oo markii danbe xoog iigu soo booday dhabarku I xanuunay waanay qoslaysay iyadoo ciyaaraysa
Allah mahadleh.

Riyada bookhashada gabar adeer dhalay iyo taabashadeeda
Riyada bookhashada gabar adeer dhalay iyo taabashadeeda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad maqli doonto war aad ku farxi doonto waxaa dhici karta warkaas inuu noqdo guur mid la xiriiro, riyada gabadha inadareerta oo la taabanayo laguna farxsan yahay waa wax fiican oo aad ku farxi doonto waa faa’ido aad heli doonto.

Laakin riyada waxaa ku jira wax yar dhib aad la kulmi doonto oo kaaga imaan doono meel aadan ka filanaynin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More