Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo bisado badan hilib siinaya kabacdina nin ugu dhiibay £50 ouro si loogu soo iibiyo hilib maalinwalba.

Riyada bisado hilib loo qaybinayo
Riyada bisado hilib loo qaybinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof dadka u naxariista oo hanti badan yeelan doono oo masaakiinta wax u qaban doono, waa riyo aad u fiican riyada quudinta bisadaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More