Site icon Daruur درور

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Su’aasha:

Asc waan idiin salaamay bahda Daruur.com, waxaan habeen ka hor ku riyooday iyadoo aqalkii aan seexanaayey ay bisado badan oo gurigeyga ku dhaldhalay anigana aan ku wareersanahay sidaan ka yeeli lahaa.

Riyada bisado gurigeyga ku dhalay
Riyada bisado gurigeyga ku dhalay

Jawaabta:

Dhalamada bisadaha guriga lagu dhalayo waxay tilmaamaan isbadaddlo waaweyn noloshaada la soo gudboonaanaya, inta badan isbaddaladaas wxay noqonayaan kuwa mustaqbalka wanaag aad ka heli karto, sidoo kale bisada waxay ka mid tahay waxyaabaha dadka kula nool guriga oo aan dhib dadka u geysanin markaas middaas ayaa laga fahmayaa in wanaag iyo fiicanaan aad heli doonto, marka riyada dhalmada mukulaasha ama yaanyuurta ama bisada qofba siduu u yaqaano wax dhib ma laha bal waxaan dhihi karnaa waa isbaddal fiican oo laga faa’idi karo mustaqbal ahaan.

Exit mobile version