Site icon Daruur درور

Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Su’aasha:

asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey ano bisad yar dhulka dhigey kadib aan dhinac ujeestey dhinacii ayey igu daba timid dhinacaan ujeestaba wey bood boodeysa oo horteda imaane wana kacabsaneya iney igu soo boodo bisaduna waa bisad yar ilmo yar ah ayado oo aan waxba iyeelinban sookacey.

Riyada bisad yar oo boodboodaysa
Riyada bisad yar oo boodboodaysa

Jawaabta:

Inshaa Allaah riyada waa riyo bishaaro wadata, mukulaasha yar waxaa lagu fasiraa war fiican oo guul la xiriira, sidoo kale waxay noqon kartaa guur, waliba yaanyuurta marka ay qurux baadan tahay oo ay degan tahay way kasii fiican tahay midda foosha xun, guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan.

Exit mobile version