Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Riyada:

Waxaa ku riyooday anigoo laygu dhufanaayo gubad dab ka sameysan waa dhoola cadeynayay waana socday gubadiina wey igu dhaceysay waana gubtay

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo
Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dad dhib wata

Waxaana laga yaabaa in aad isku dhacdaan qof aad ku kalsoonayd

ama been in lagaa sheego. ugu dambeyn waad ka badbaadi  doontaa dhibka lagugu sameyn rabay

Riyada banoonida halkan ka daawo

 

Dreams indicate you will meet people with problems

And you may have a falling out with someone you trusted

or to be told lies about you. Eventually you will be saved from the difficulty you wanted to do

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More