Riyada baastada lala cuno qof madax ah

Su’aasha:

Asc waxan ku riiyooday anoo Cunto Baasto dhaadheer la cunaya nin madax aan wada shaqeyna.

Riyada baastada lala cuno qof madax ah
Riyada baastada lala cuno qof madax ah

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamysaa inaad gaarayso meel sare sidoo kale inaad helayso jago fiican sidoo kale inaad ku guulaysan doonto shaqadaada, astaanta qofka madaxa ah waa wax fiican waxaa kaloo fiican cunto lala cunayo qof madax ah, cuntada iyaduna waxay tilmaamaysaa nolol wanaagsan iyo farxad, waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More