Site icon Daruur درور

Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Su’aasha:

Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.

Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah
Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Jawaabta:

Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad tukataan u duceeya, inshaa Allaah khayr Allaah haka dhigo.

Exit mobile version