Site icon Daruur درور

Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay

Su’aasha:

Asc wllyal waxaan ku riyooday ayayadey oo mar hore geeriyooty
Oo naga tageyso gurigeena sida caadiga ah ayeeyo inaga heyny oo ayeeyo gurigeena ayey
Ku geeriyooty wana ayeeyo oo hooyadey
Macaan dhashy marka
Riyada waxey aheyd ayeyo wey baxeey ayada iyo hooyaa is dagalayo ana waan oynayaa ooo ayeyo tuugayaa
Marna hooyo ugu danbeyn wey baxeysaa ayeeyo abti ayey gurigiisa tageysaa
Ka dib ani guriga abti ma tagayo oo kasoo booqanayo ayeeyo wey xanuunsanee ana
Umaba tagyo ayeeyo jiran tahy ley dhahaa ana maba adayo
Markey nooled ayadoo jiran iska dayee
Xitaa ani hooyo iyo walalhey oo gabdho
Waan qaadi jirnay
wey noo duceyn jiray
Xitaa maky dhimty ilaa hda waan siyaaranaa
Micnha adkaarta u aqrinaa oo waan duceyn jirtay
Wllhi waan yabay oo hurdadii ka toosy.

Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay
Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ayeeyadaada inay idinkaga baahan tahay duco, waliba duco badan ayay idinka rabtaa marka salaadda aad tukanayso u duceey hadaad awooddo sadaqo u niyow dadka tabaalaysan sii cunto ama dhar ama lacag, ayeeyadaada duco ayay kaa rabtaa.

Exit mobile version