Riyada awrka qooqan waa maxay
Su’aasha:
Asc walal adoo mahadsan waxaad ii fasirtaa riyada awrka qooqan oo ku eryada lkn marna aan kusoo qaban ee aad ka rayso marna waxaan ku riyoodaa awr alaab badan oo culus ku rarantahy hadana I caydhsanaayo isagoo aad u culus oo aan ordi karin ana aan cararay oo buur ka fuulay
Waad mahadsanidtihiin walalayaal.
