Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak

Waxaan ku riyooday aroos wayn oo dayr balaadhan oo sidii dadabtii baadiyaha ah loo sameeyay oo meel baadiya ah ka dhacay xaafada a abtigay
Waxaana joogay abtigay iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa iyo hooyaday sikadis ah ayaa waxa usoo buuxsamay habloo aad u badanoo kumaanan ah faraxda iyo q osolka layaabo hablo aad u qurux badanoo labisan ayaan raacay anoon garan waayay magaca meesha ay ka yomaadeen sababtoo ah waxay ahay meel igu cusub oo baadiye ah aad geedo wawayn le iyo buur yaryar
Allah mahadleh.

Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga
Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa akhbaar farxad leh oo kuu soo dhow oo saameys weyn ku yeelanaysa noloshaada, sidoo kale noloshaada inay isabadallo badan lasoo gudboonaan doonaan siiba xagga nolosha aduunka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More