Site icon Daruur درور

Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waad mahadsan tihiin Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo jooga meel dhul roobku da’ay oo xareedu wadhan tahay banaanada oo barwaaqo ah
Ayaa meel agtayda ah waxaa ka cabaayay Wan wayn oo xareeda cabaayay

Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya
Riyada aragtida wan wayn oo xareed cabbaya

Allah mahadleh.

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nimco aad heli doonto, wanka waa wax aad u fiican marka riyo lagu arko sidoo kale xareedda waa nimco Ilaahay cirka ka keenay, riyada waa riyo fiican oo khayr ah.

Exit mobile version