Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo salaad maqrib kusii socda ayay islaan wayn oo ayeeyo ahi wadada ku fuftay waankusoo noqdoo waan kiciyay wwaxan waydiiyay xagay ku socoto waxay ii sheegtay in ay na meel ay aado garanayn ee ay tahay qof is ka dhibataysan meel ayaan fadhiisayay oon ku idhi halkaasi igu sug Intan soo tukanayo
waan soo tukaday salladii maqrib waxaanan u imid iyadoo Ayla joogto gabadh aad u qurux badan oo LA socta hada oo ay WAX u tahay labadoodiiba waxan geeyay gurigayga halkasi ku noolaadaan oo nay aad ugu farxeen
Allah mahadleh.
