Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SHAQO IIGU YEEDHEEN COMPANY WAYNI
WAAN IMID COMPANY GII WAXAA ISOO DHAWEEYAY OO HILIB IYO RAASHIN IGA HOR YIMID NIMAN CARAB AH ANA WAAN CUNAY HILIBKII IYO RAASHINKII AADKA U MACAANAA ANAGOO AAD U FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH.

Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib
Riyada anoo shaqo Helay oo laygu martiqaaday hilib

Jawaabta:

Riyada way iska caddahay waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nolol raaxo leh, shaqada iyo cuntada waa wax aad u fiican, waxay la mid tahay riyooyinka faraha badan aad aragtay oo tilmaamaya wax weyn inaad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More