Riyada anoo seef wato
Su’aasha:
Asc gudomiye :Waxan Ku riyooday laba nin oo midyo I wata Ila so aday wan Ka cararay waxan Ka galay meel Waxa meshaas Ku dhex jiro sheikh cumar faaruuq Allah u naxariste waxan markas helay seef ama midi wayn lakin seef labadii nin way arken seetii ana waxan islaha haday kuso adaan isaga celi oo wan Ku wabshay kadib mid BA Albania so istaagay oow waxan Ku iri maxaa rabteen kadib by I yiri heblaayo baa I diiday ana ma garanaayo heblaayo iyo ayagaba kadib wan arkay Inay Ilma dhalinyaro yihin kadib cadi ban u hadlenay wax halisa Uma arag
