Site icon Daruur درور

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle.

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya
Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow, riyada saacadda qaaliga ah waa khayr iyo bishaaro iyo guul.

Exit mobile version