Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya
Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya
Riyada:
Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow,
riyada saacadda qaaliga ah waa khayr iyo bishaaro iyo guul.
Halkan ka daawo riyada saacadda
The dream indicates that things you have been hoping for and thinking about are approaching, and their time is near.
The dream of a precious watch is good news, good tidings, and success.