Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga
Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga
Riyada:
Salaam calaykum
Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oohin aan badnayn waxaan la jooga hooyo i leh akhriso waxaan ka baqayaa jin inuu I galo oo waxaan akhrinaya aayad kursi iyo suurad الزلزلة iyo quraan kale

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibka aad dareemayso aad ka bixi doonto
Laakin waxaa lagaaga baahan yahay inaad akhriso quraanka.
Waxaa dhici karta sixir ama xaasidnimo inay ku haysato.
Marka ku dadaal cibaadada iyo akhriska quraanka.
Riyada oohinta halkan ka daawo
The dream indicates that you will get rid of the trouble you are feeling
But you are required to read the Quran.
It is possible that magic or envy is affecting you.
So strive to worship and read the Quran.