Riyada anoo lumay ka dibna aan walaalkay arkay
Su’aasha:
Asc sxb waanku salaamayaa maalmahaan baan rabay inaan su aasheyda soo diro websiteka ayaa buuxay wuxuu ilahaa su aalo baan laga jawaabin markale ku soo laabo marka hadda ayay ii furmeen qaybtii su aalo weydiinta waxaan dhowr habeen ka hor ku riyooday anigoo gurigeena ka lumay ka dibna aan leeyahay nin meesha joogo meel hebel xagee iga xigta isagana wuxuu ileeyahay meel xeeb ah jid hormaraayo ayuu igu yiri Wadadaas ka bax anoo ka fakaraya tilmaantizi baan si Lama filaan ku arkay walaalkey qof u eg waaba isagii hadaan u dhawaaday markaasa intaan dhagaha ka jiid jiiday baan dhahay waan dhumay ninkii tilmaanta isiinayeyna anagu na eegayaa ka dibna hurdada kasoo kacay.
