Site icon Daruur درور

Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha:

Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab.

Riyada anoo lacag tirinaayo
Riyada anoo lacag tirinaayo

Jawaabta:

Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta,  sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.

Exit mobile version