Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Su’aasha:

SC waxaan ku riyooday labtopkeyga oo layga xaday markaasaan ku laabtay isla goobtii laygaga xaday ka dibna waxaan indhaha ku dhuftay kuwii iga qaatay oo gacmaha kula jira koley rag badan ayay ahaayeen anna xoogaa baqdin ayaa igashay markaasaan is dhahay booliis u soo wac tuugadaan ka dib ragii iga qaatay mid ka mida ayaa igu amray in aanan bixi karin anna xoogaa ayaan is miskiiniyey ka dib wuxuu isku dayay inuu isoo aado markaasaan intaan iska qabtay ayaan dhulka wada dhigay tuugadii waanka xoog batay saas ayaan usoo kacay.

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay
Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajihi doonto dhibaato oo ay sabab u noqonayaan dad aan fiicnayn laakin waad ka bixi doontaa dhibaatadaas, riyada noocan ah digniin ayay noqotaa, waxaa lagaaga digayaa dad gaar ah oo laga yaabo inay dhib ku gaarsiiyaan waliba laabtoob marka ay tahay sheekada waa inaad iska ilaalisaa wixii sir ah lagaa qaadi karo.

Riyada laabtoobka mararka qaarkooda sirtaada ayay tilmaamysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More