Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya

Su’aasha:

Asc. Maalin waxaa Ku riyooday gabar aan jeclahay lkn iyada ma ogo anigoo gurigooda joogo mid la dhashay ayaa nala joogay faraanti aan lahaa ayay i waydiisatay ayada iyo aniga kan la dhashay noo dhaxeeyay waa u soo bixiyay ka dib ayay igu dhahday faraantiga farta ii gali waa u galiyay kan la dhashay wajidiisa wuu is badalay lkn wax imuu san dhihin.

Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya
Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay noloshaada is badali doonto guur ayaana laga yaabaa inaad gali doonto faraantiga wuxuu astaan u yahay aroos, waxaa kaloo lagu fasiri karaa riyada in gabadhaas wax aad u qaban doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More