Site icon Daruur درور

Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay

Su’aasha:

Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido
Asc waxaan ku riyooday aniga oo jooga dayr aad u wayn oo uu ku dhexyaalo cusbitaal aad wayn aadna u qurux badan guri kaloo Wayna dayrkuu dhex yaalay intaba anaa lahaa ana aan ahay dhakhtar wayn oon aad u faraxsanahay ayaa waxaa joogay Meesha dayrkuu waa mid aad u balaadhane dhinaca kale ayaan tagay waxaan KA waraabinayay barkad ku dhextaala geel Fara badan aniga iyo wiil ila dhashay oon isku aabo nahay Allah mahadle.

Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay
Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa mustaqbalkaaga shaqada ,iyo inaad noqon doonto qof masuul ah oo umadda u deegi doono, waa riyo wanaagsan oo bishaaro ah.

Exit mobile version