Riyada anigoo ku dul socda meel dhulka ka koreeysa oo aan ka baqayo ku socoshadeeda
Su’aasha:
Asc sxb seetahay wanku salaama waxaan ku riyooday xaley iyadoo nin aabahay saxib la ah aan la socdo aniga iyo ninkana aan ku dul socono alwaaxyo iyo waxyaabo laysku kab kabay anigana aan aad ugu baqayo inaan ku sii socdo ninkuna ileeyahay saas yeel saas sameey ugu dambeyntii meeshii ayaan ka soo dhacay waana soo naxay markaas maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.
