Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan
Riyada anigoo ilmo dhalayo marar badan
Riyada:
Waxan ku riyooday marar badan aniga oo ilmo dhalayo wiil iyo gabar wuxu yahay ma aqaan mar ayaan ku riyooday ilmo intaan dhalay ayaan u diiday inaan siiyo naaskeyga canaha kadib nin tukaan leh ayan ugu tagay tunkanka saan dhahay bacda yar ee jalaatada lagu xidho caano igu xidh isaguna wuxu ilaha ilmahaga weye ee canahaga sii ana wan diidayay
Mar kale ayan ku riyonaya anoo ilmo yar wata oo leh dharkan ma dhaqi karo hooyo ayan rabaa
Waa tan sadexade waxan ku riyonaya aniga iyo walashay oo halmar wada dhalayna walashay ayaa wiil dhashay ana waan dambeeyay wax aan ku rafaadoba gabar ayaan dhalay markasay walashay dhahdaa isii gabdha anigu wiil ma rabo ana waan siiyay caruurta aboyinkodna waxa la lahaa way soo socdan anigoo is leh goorme wajigiisa arkaysa ayan toosay.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa guur, waxay u badan tahay waqti aan fogeyn inaad guursan doonto.
Nolol fiican oo farxad leh ayaad galaysaa.
Riyada dhalmada halkan ka daawo
The dream indicates marriage, it is likely that you will get married soon.
You will enter a good and happy life.