Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna

Su’aasha:

Asc walaha daruuro waxan ku riyooday ani oo islaan aan aqaano oo ninkayga qaraabadiisa ah wiilyar oo qurxan kasoo qadanaya oy igu leedahay dhaqtarkii maxuu ku soo dhahay hada seed dareemaysaa ana aan leeyahay wan fiicanay wuuna isoo fasaxay waxba maqabtid buu idhay waxaayna ila ahayd in aan dhaqtar jiray oon soo caafimaday waxaana lahaa alx hadaan cunugaygii u imid waana dhuunkaday anoo farxad in aan la ooyo kayaaban ooleh ilahaybaa inmo la aantii iga saaray oo wiil isiiyay waxaana lahaa alxamduullah waana soo xanbaarsaday onoo guriga u kac isleh unbaan toosay maxay noqon kartaa wll.

Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna
Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna

Jawaabta:

Riyada bishaaro ayay xambaarsan tahay waxaa laga yaabaa inay tahay dhalmo, inaad dhali doonto wiil aad ku farxi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More