ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANAGOO U GUURNAY OO DAGNAY GURI AAD U WAYN OO KU DHEXYAALA BEER WAYN OO WADA GREEN AH OO AAD U QURUX BADAN
OO BARWAAQO AH
HOOYADAYNA WAY NALA GUURTAY WAANANU WADA FARAXSANAYN ALLAH MAHADLEH.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolol iyo xaalad wanaagsan inaad gali doonto mid ka sii fiican midda aad hadda ku sugan tahay.