Site icon Daruur درور

Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Su’aasha:

Waxaan markasta ku riyooda aniga iyo xafadena ooka guureyna gurigena oo balanbaleyna.

Riyada anagoo gurigeena ka guurnay
Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kuu soo dhow yahay xagga noloshaada, wuxuu noqon karaa safar ama guur ama shaqo fiican, guud ahaan riyada guriga laga guurayo oo guri kale la degayo waa riyo astaan u ah isbadalka qofka noloshiisa lasoo gudboonaanaya waliba waa isbadal aad u weyn.

Exit mobile version